
Asc aqiyaarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Computerka Maanta Haduu Eebe Subxanuhu Watacaala Idmo Waxaan idiin la wadaagi doona Cashir Ku saabsan Sida Mobilekada Sumusng Lo Format Gareyo.
Aqriste Intaadan Rest u dirin Mobile-kaada Fadlan ka Taxadar oo Xogtaada Xafido Maadama aad rabto in aad Mobile Dhaqdo ama Format-gareyso.
Hadaba Muxuu Rest Yahay aan isla fahano:
Rest waxaa laga wada in Mobile-kaada aad Format-gareyso Yacnii aad Tirtirto...